khammaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld khamaar¹.
  2. ld khamaar².

khamaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cayaaro lacag lagu kala helo. ld khammaar¹.
  2. 1. Khamaar ciyaarid. 2. Ku k.: wax biimo gelin. ld khammaar².