khamraysnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg khamraysan. ld khamraysnaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
khamraysanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-snaa, -snayd)Macnaha:Ahaansho qof khamri cabsan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
khamraysnaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld khamrays-naan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00