kharaarow

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-raaday, -raatay)

Macnaha:

  1. 1. Wax kharaar noqosho. 2. Wax adkaaday noqosho (arrin). ld xaraarow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xaraarow

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-raaday, -raatay)

Macnaha:

  1. ld kha-raarow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur