khariif
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Xilliga doonyaha shiraaca leh ay xayirmaan dabeysha oo isbeddesha awgeed. 2. Nooc timirta ka mid ah oo aan aad u bislaan, dheg dheg badanna leh.
- Doon meel ku xayirmid dabaysha oo isbeddeshay aw-geed.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

