kharribaadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Halleynta wax wanaagsanaa la halleeyo. ld kharrib¹.
kharribQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhis ama alaabo ama wax kale oo wanaagsan oo la xumeeyo, la burbur-sho, kharaab laga dhigo. ld kharribaad.Wax wanaag-sanaa xumeyn.