kharribid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kharrib².

kharrib

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhis ama alaabo ama wax kale oo wanaagsan oo la xumeeyo, la burbur-sho, kharaab laga dhigo. ld kharribaad.
  2. Wax wanaag-sanaa xumeyn.