kharribmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kharriban¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kharriban

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)

Macnaha:

  1. Wax la kharribay noqosho.
  2. Wax la kharribay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur