Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg kharriban². ld kharribnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)
Macnaha:
Wax la kharribay noqosho.
Wax la kharribay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur