khasifid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg khasif².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

khasif

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Waxyeelo xag Ilaah ka timaadda oo dad iyo dal ku dhacda oo burbur iyo halaag gaarsiiya.
  2. Waxyeelo xag Ilaah ka timaadda oo dad iyo dal ku dhicid, burbur iyo halaagna gaarsiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur