khatalaad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld khatal¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

khatal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Been cid lagu khayaamayo. ld khataalad.
  2. Cid been lagu khayaamayo u sheegid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur