khatalmidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg khatalan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
khatalanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Ismoodsiin iyo malahabaabid cid ku dhacda.Wax ismoodsiis iyo malahabow ku dhacay noqosho.Wax la khatalay ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0