khatalnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg khatalan³. ld khatalnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

khatalan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ismoodsiin iyo malahabaabid cid ku dhacda.
  2. Wax ismoodsiis iyo malahabow ku dhacay noqosho.
  3. Wax la khatalay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

khatalnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld khatalnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur