khatif

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Habaabidda laga habaabo meel la mari lahaa. ld khaddif¹.
  2. Marin ka habaabid. ld khaddif².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

khaddif

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld khatif¹.
  2. ld khatif².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur