khatifsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax habaabay ahaansho. ld khaddifsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

khaddifsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. ld kha-tifsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur