khatin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Gabagabeynta iyo gunaanadka Quraan iyo duco la soo akhriyay. 2. ld khatimid.
  2. Quraan iyo duco la akhriyay gunaanadid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

khatimid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg khatin². ld khatin¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur