khayaamee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)

Macnaha:

  1. ld khayaanee.

khayaanee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-neeyay, -naysay)

Macnaha:

  1. Cid khayaano ku samayn. ld khayaamee, khiyaamee, khiyaanee.