khayaanayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg khayaanee. ld khayaamayn, khiyaamayn, khiyaanayn.

khayaanee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-neeyay, -naysay)

Macnaha:

  1. Cid khayaano ku samayn. ld khayaamee, khiyaamee, khiyaanee.

khayaamayn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld khayaanayn.

khiyaamayn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld khayaanayn.

khiyaanayn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld khayaanayn.