khayraadQaabnax: m.l.wMacnaha:1. Waxyaabaha dabiiciga ah oo banii'aadanka manaafacaad u leh oo laga helo oogada ama gudaha badda iyo berrigaba. 2. eeg khayr.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
khayrQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-raad, m.l)Macnaha:Wax wanaag ku jira oo dhan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00