khiddad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Qorshe loo sameeyo hawl, mashruuc iwm.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur