khidmo-shuruud

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (dii.) Quraanka oo dhan ama qaarkiis oo qof jirran lagu dul akhriyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur