khilaafsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg khilaafsan. ld khilaafsanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

khilaafsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. 1. Wax, wax kale ka duwan ahaansho. 2. Arrin iwm waxaan raacsaneyn ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

khilaafsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld khilaafsanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur