khiyaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ikhtiyaar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ikhtiyaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Madax-bannaani iyo awood loo lahaado wax la doonayo in la sameeyo. ld istikhyaar, khiyaar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur