khubaro

Qaabnax: Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural

Macnaha:

  1. eeg khabiir.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

khabiir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro/khubaro, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof laamaha cilmiga ama fanka mid ka mid ah aqoon gaar ah oo dheer u leh.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur