khulcid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg khuluc².

khuluc

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Shuruudda lagu xidho haweenay haddii ay rabto in la furo.
  2. Is kh.: haweeney furitaan rabta shuruud ku xirid.