khuraafaad

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. Waxyaabo aan jirin oo la rumaysto; sanan.

sanan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Waxyaabo aan cilmi ku dhisnayn oo badanaa la rumaysto lagana baqdo. ld senen.