khusuusiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Lataliyeyaashii Sayidka mid ka mid ah. 2. Wax gaar ama khaas ah. ld qusuusi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qusuusiQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:Lataliyayaal. ld khuususi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0