kidfamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kidfan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kidfan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Macnaha:

  1. Wax kidif laga dhigay noqosho.
  2. Wax kidfan ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur