kidfidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg kidif.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kidifQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-fyo, m.dh)Macnaha:Wax la jarjaray oo aad loo yaryareeyey cad ka mid ah; jab ama go'yar; qurub.Wax is-haysta jarjar yaryar oo badan ka dhigid; qurbid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0