kiilnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg kiilan. ld kiilnaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kiilanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)Macnaha:Wax la kiilay ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
kiilnaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld kiilnaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0