kiishka xabka

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (c.nafl.) Kiishka xabku ka buuxo oo ilmaha uurka ku jira ku dhex jiraan waxaana daboola xuubka “amnion”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur