kimistariga noolaha
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (kiim.) Barashada kiimistariga noolayaasha, gaar ahaan dhismayaashooda iyo shaqada waxyaabaha kiimikeed ee ay ka koobanyihiin, sida badan borotiin, kaarboohaydrayt, dux iyo asiidho bu'eed.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

