kiniini

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyaal, ml/dh)

Macnaha:

  1. (daaw.) Dawo la adkeeyey oo iniinaha laga dhigo, guud ahaan oo afka laga qaato.