kiree

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-reeyay, -reysay)

Macnaha:

  1. Hanti gaar ah sida baabuur, guri iwm manaafacaad-sigooda cid kale lacag kul heshiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur