kiswad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dhar qaali ah, lagu xarragoodo oo dumarku qaataan.