kitaabfurid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kitaabfur².

kitaabfur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Hantida ugu horreysa oo la siiyo wadaad qof jirran daaweynaya.
  2. Wadaad (kitaabgaablow) cid jirran kitaab u fiirid.