kobatole

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. Qalabka kabaha lagu tolo oo mudac weyn u eg. 2. Ninka kabaha tola. ld kabatol.

kabatol

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld kabatole.