koboc

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. K. ah: nafley yar oo cayilan.
  2. 1. Nafley yar cayilid. 2. Dhaqaale iwm korid.