kodhon
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-no, m.dh)
Macnaha:
- (baay.) Beys naytaroojin saddexan ah oo ku jira molikiyuulka DNA ama ka RNA da, taasi oo taxda amiino asiidh gaar ah xilliga samaynta borotiinka ku jira unugga.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

