kollooydh-soocid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (baay.) Dariiqo molikuyuulada waaweyn (sida istaarajka ama borotiinka) iyo molikuyuulada yaryar (sida guluukows ama amiino asiidhada) oo ku wada jira milan lagu kala sooco iyada oo la adeegsanaayo siimow xulasho oo la dhexmarinaayo xuub badh-habe ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur