kontomeeye

Qaabnax: m.l.t.

Macnaha:

  1. Tiro qiyaas ahaan konton u dhow. ld kontomeeyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kontomeeyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld kontomeeye.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur