kontoroolid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kontorool².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kontorool

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Wax baaridda wax la baaro. 2. Meel wax lagu baaro.
  2. Wax baarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur