kontoroolo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-rooshay, -roolatay)

Macnaha:

  1. Wax kontorool ku sameysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur