koo-insaym

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-myo, m.dh)

Macnaha:

  1. (baay.) Molikiyuul aan borotiin ahayn oo orgaanik ah, kaas oo ku xidhiidhiya molikiyuul insaym dedejinta falgallada baayokiimi-keed.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur