koofiyad xidid
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (baay.) Dhisme daboola fiiqa ugu horreeya ee xididka (dhinaca carrada). Waxay ilaalisaa xididka inta uu korayo si uu u dhex maro carrada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

