koofiyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld koofiyad.

koofiyad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Shey ka samaysan dun, dhar iwm. oo raggu madaxa gashadaan. ld koofi, koofiyo.