kookeyn
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- (daaw.) Alkolooyd laga sameeyey caleenta geedka loo yaqaan kooka (erythroxylon coca) amaba shaybaarrada lagu diyaariyo, waxa loo isticmaalaa dawo suuxiso meel kooban ee jirka, sida: qalliinka isha, dhegta, sanka iyo cunaha.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

