koolkoolin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg koolkooli. ld koolkoolis.

koolkooli

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Ilmo yar si gacalo leh u barbaarin.

koolkoolis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld koolkoolin.