koosaaran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Macnaha:

  1. Wax la koosaaray ahaansho. ld goosaaran.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

goosaaran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. ld koosaaran.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur