koosaarasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg koosaaro. ld goosaarasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

koosaaro

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. Cunto koosaar ku darsasho. ld goosaaro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

goosaarasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld koosaarasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur