koostik-soodha
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- (kiim.) (Naatriyan haydarogsaydh). Adke cad oo sayax-milme ah una habaysan duneed, ilays gudbintiisuna liidato. Milanka uu ku jiraa waa alkali xooggan waana gudbiye-milme.
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha: